XOG+DHAGEYSO: Wararkii Ugu Danbeyay Ee Khilaafka Madaxda Ugu Sareysa Dowlada & Ciidamadii Dhawaan La Geeyay Magaalada Baydhabo

Warar ay heshay Badweyn.com ayaa shegaya in madaxda ugu sareysa dalka ay isku khilaafen ciidamadii dhawaan la geeyey Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed oo muran badani ka dhashay iyo khilaafka ka dhextaan golaha shacabka iyo .

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Raiisaul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Baarlamanaka Maxamed Mursal ayaa lagu soo waramaya iney isku fahmi waayen kulankii ay ka yeeshen ciidamada gaar ah oo ay dowladu geeysay Magaalada Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here