XOG+DHAGEYSO: Wararkii Ugu Danbeyay Ee Xaalada Baydhabo Iyo Warar Cusub Oo Kasoo Baxaya

Wararkii ugu danbeyay ee caawo aynu ka helno Magaalada Maydhabo ee xarunta KMG ee mamaulka Koonfur Galbeed Somalia ayaa shegaya in xaaladu ay tahay mid kacsan isla markaana magaalada lagu arkayo ciidamada kala duwan iyadoo fiidnimadii caawa u ka dhacay qarax bambaano.

Qaar kamid ah dadka degaanka ayaa warbaahinta u sheegay in Magaalada Baydhabo siweyn looga daremayo doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi isla markaana ay dadka degaanku ka cabsi qabaan iska hor imaadyo ka dhaca magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here