DEG DEG:Qarax xoogan oo xiligaan kadhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan….

War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax xooggan uu goor-dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay meel u dhow maqaayad Village oo ku taalla inta u dhaxeysa Zoobe iyo isgoyska Banaadir.

Naga filo faah-faahin dhowaan, insha allah.