DHAGEYSO: Faysal Cali Waraabe Oo Weraray Farmaajo Iyo Kheyre, Taagerayna Danjire Nicolas Haysom

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Somaliland UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ganafka ku dhuftey go,aanka dawlada Somaliya ay dalka uga saartay danjiraha Qaramada Midoobey ee Somaliya Nicolas Haysom .

Mr Faysal ayaa taageero u muujiyey Nicolas Haysom kuna sifeeyey nin rug cadaa ah isla markaana waxaa uu Madaxweyne Farmaajo iyo Khayre uu eedeymo culus u jeediyey isaga oo ku sifeeyey Kurey la wareegtay maamulkii Somaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here