DHAGEYSO:5 Caruur Ku Hallaagsamay Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/Hoose

Qaraxaan ayaa ka dhacay Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Sh/Hoose waxaana ka dhashay Khasaaro kala duwan.

Waxa uu ka dhashay Qaraxaas waxyaabo ay ku ciyaarayeen Ciyaal Meel ku dhaw Webiga sidaana uu qaraxa ku dhacay.

Qaraxa ayaa waxa ku dhintay 5 Carruur ah waxaana ku dhaawacmay Labo Kale sida ay dadka deegaanka inoo Xaqiijiyeen.

Carruurta geeriyootay ayaa la sheegay inay waalidkood ay meydkooda ka qaateen meesha,kuwii dhaawacmayna loola cararay cusbitaal si loo dabiibo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here