DAAWO:Shabaab oo maalintii labaad baahiyay muqaal kale oo argagax leh oo kasameysay qaraxyadii…

Warbaahinta kuhadasha afka kooxda shabaab ayaa lagu baahiyay muqaal lagu sheegay in laga soo duubay weerar loo geystay ciidamo katirsan dowlada itoobiya ee kusugan gobolka Baay.

Warbaahinta ayaa lagu xusay in dagaalkaas oo kadhacay qeybo katirsan gobolka baay laguna dilay in kabadan 30 askari oo itoobiyaan ah.

Muqaalkan ayaa kujiraan muqaalo aan u wanaagsaneyn caafimaad waxaana oga digeynaa haweenka iyo caruurta yar yar in daawadaan.

Xigasho:shabakada Shabaab

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here