DHAGEYSO: Falanqeeyn Kusaabsan Shirkii Ka furmay Adis Ababa,Farmaajo,Gutteres,Infantino & Kagame Oo…

Madax kala duwan ayaa ka hadashay Shirkii Maanta oo Axad aheyd ka furmay Magaalada Adis ababa Ee dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa ka qeyb ahaa Xubnaha shirkaasi hadal jeedinta ka qaatay.


Siyaasad hufan oo laga qaato Qaxootiga iyo barakacayaasha ayaa markaan lagu jaan gooyey saldhigna u aheyd Ajandaha Shirka Ee Mowduuc ahaan.

Madaxweynaha Masar C/fitaax Al Sisi ayaa loo doortay madaxda Africa inuu Gudoomiye unoqdo iyadoo kuxigeen looga dhigay Madaxweynaha Koonfur Africa Ramaphosa.

HOOS KA DHAGEYSO FALANQEYN UU SHIRKAAS KU SAMEEYEY XASAN XAYI CABDULLAAHI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here