Cabdiraxmaan Cabdishakuur qoraal oga hadlay dhibka Shacabka Muqdisho lagu haayo oo ku helay tageero badan

Ayadoo labadii maalmood ugu danbeyse wadooyinka ugu muhiimsan caasimada xiranyihiin sababo lagu sheegay in amaanka la sugaayo in oo joogo madaxweyne Geelle oo booqasho rasmi ah ku joogo caasimada dalka ee Muqdisho.

Shacabka kunool Muqdisho ayaa dhibaato xoogan kala kulma xirnaashaha wadooyinka caasimada gaar ahaan wadooyinka ku deedsan degmooyinka saldhiga u ah dowlada soomaaliya.

Siyaasiga weyn ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal iyo sawiro goor dhow soo dhigay bogiisa facebook kasoo oga hadlaayo dhibaatada shacabka Muqdisho ku qabaan xirnaashaha wadooyinka caasimada.