DAAWO:MD Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Arimaha ay Ka Wadda Hadleen Dawlada imaaraatka

Madaxweynaha Somaliland Musue Biixi Cabdi ayaa ka hadlay qodobada ay sida gaarka ah ugu wada hadlen dowlada  imaaradka carabta oo dhawaan booqasho ku tagay iyo wax yaabaha kaga qabsomay heshiisya ay horay u wada gaaren.

Madaxweyne Muuse Biixi oo jaaliada Somaliland ee Dalka Imaardka la kulmay ayaa kaga hadlay arimo xasaasi ah oo ay kamid yihiin rajada laga qabo wada hadalada Somalia iyo Somaliland iyo xaalada u marayo dalka.