DEG DEG: Qarax Xoogan Oo Laga Maqlay Qaybo Kamid Ah Magaalada Muqdisho..

Wararka Ka,imaanaya Magaalada Muqdisho Ayaa sheegaya In Qarax Xoogan Kadhacay Meel Udhow wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho,qaraxa Ayaa ahaa gaari Walxaha Qarxa Laga soobuuxiyay ciidamada dowladda ayaa xiray Aaga Qaraxu Kadhacay.

lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa.

MARDHOW LASOCO FAAH FAAHINTA.