DHagayso: Hanti-dhowrka sharci-dejinta ee gobolka Minnesota ayaa war ka soo saaray Dambi Loo Haystay Dhalin yaro Somaliya..

Hanti-dhowrka sharci-dejinta ee gobolka Minnesota ayaa warbixin ka soo baxday lagu sheegay in wax dambi ah lagu waayey baaris uu horay u codsaday golaha sharci-dejinta ee gobolka Minnesota,  ka dib markii la soo wariyey in xarumaha lagu xanaaneeyo caruurta Soomaalida ay 100 milyan oo dollar lunsadeen, lacagtaasna laga yaabo in ay u tagtay kooxo argagixiso ah oo Somalia ku sugan.

   HOO KADHAGAYSO: