Dhagayso: Qasaaraha Kadhashay Bam Lagu Tuuray Suuq Kuyaala Deegaanka Goof Gaduud…

Wararka ka imaanaya Goof-gaduud  ayaa waxay sheegayaan in suuq ku yaalla deegaankaasi oo ay ku sugnaayeen dad badan lagu tuuray Bam nooca gacanta laga gano ah.

waxaana xilliga Bamka halkaasi lagu tuurayey la sheegay in mashquul badan uu ka jiray Suuq Kuyaala Tuulada Goof Gaduud.

Waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo Bamkan ka dhashay, hase ahaatee weli si rasmi ah looma hayo tirada dadka Ku waxyeeloobay.

Ku dhowaad 10 qof oo dhaawacyo xooggan qaba ayaa loo soo qaaday isbitaalka magaalada Baydhabo halkaasi oo lagu daweynayo.

 hoose ka dhageyso: