DHAGEYSO: Khudbadda Ra’iisul Wasaare Kheyre u Jeediyay shacabka Magaalada Kismaayo+SAWIRRO

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safar ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ku soo dhoweeyay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, oo la filayo in wada-hadallo ay yeeshaan.

DHAGEYSO KHUDBADA KHEYRE KA JEEDIYAY SOO DHAWEYNTIISA KISMAAYO