Qarax Jugtiisa Meelo Kala Duwan Laga Maqlay oo Goordhaweyd Ruxay Magaalada Muqdisho

War goordhaweyd kusoo dhacay warqabadkeena ayaa sheegaya in Qarax xoogan laga maqlay Inta badan Xaafadaha Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaan la ogeyn nuuciisa balse waxay dadka qaar sheegayaan in Baabuur ay maleenayaan.

Abaare 7:38 Daqiiqo Caawa ayuuna Qaraxa dhacay,dad kusugan Degmada Waaberi iyo kuwa jooga Degmada Hodan oo aan la hadalnay waxay sheegeen in Wadada Maka Al Mukarama uu qaraxa ula beegnaa in uu ka dhacay.

FAAH FAAHIN DIB KALA SOCDA INSHA ALLAAH