DAAWO: XOG CULUS-Maxaa Ku Soo Kordhay Dilkii Hogaamiyihii Daacish

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqan culus oo diyaaradaha  dagaal ay ka fuliyeen deegaamo katirsan gobolka Bari gaar ahaan agagaarka tuulada Xiriiro.

Duqayntaasi ayaa waxaa lagu diley ku-xigeenkii hogaamiyaha guud ee Daacishta Soomaaliya Cabdixakiin Qodhob oo gaari nooca raaxada ah ku marayey deegaankaasi xilligii duqaynta lala beegsaday.

HALKAAN KA DAAWO XOGTA DILKA

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=8i-Pi6aWemA?version=3&rel=1&fs=1&autohide=2&showsearch=0&showinfo=1&iv_load_policy=1&wmode=transparent]