Daawo vedio” Axmed Madoobe Oo La Soo Baxay Qorshe Halis Ku Ah Musharaxiinta,UK Oo Soo Fara Gelisay Shirka Garowe Oo La Isku Mari La’yahay

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa maalintii 5-aad ka socda Shir u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira iyo Gobolka Banaadir.

Xalay ayaa waxaa Garoowe lagu soo waramayaa in uu ka dhacay Shir gaar ah oo Madaxda u dhexeeyay,kaasi oo ahaa mid ugu waqtiga badnaa,isla markaana la isla gaaray ilaa waqti dambe.

Halkaan Hoose ka Daawo Xog buuxda shirka Garowe Qodobada la isku mari la’yahay,madaxweynayaasha go’aankooda ku adkeysanaya & Wararkii ugu dambeeyay Guud ahaan Soomaaliya.