Daawo:Dhacdo qabsatay baraha bulshada oo lagu abaal mariyay darawal bas oo bad baadiyay…

Samantha Call oo darawal ka ah bas ayaa aad loogu amaanay inay bad-baadisay wiil arday ah oo ka degayey baska, ayada oo ka qabatay baabuur xowli ku socda, magaalada Norwich ee New York.