ARIMAHA BULSHADA

Maxaa sababi kara in duullimaadkaaga xiga uu sii maro Shiinaha”sabab aan hore loo ogeyn oo hada la Ogaaaday”

In la goosto tigidh diyaaradeed oo loogu kala gooshayo magaalooyinka London iyo Sydney waxa uu sawir sharraxaad cad ah ka bixin karaa is beddelka weyn

Continue Reading »

Qeybta ARIMAHA BULSHADA

DAAWO: Gabar muslim ah oo diiday in ay gacan qaaddo nin ajnabi ah oo magdhow la siiyay

Gabadh muslim ah oo u dhalatay dalka Sweden ayaa ku guulaysatay magdhow kadib markii waraysi ay shaqo u galaysay laga joojiyay markii ay diiday in

Continue Reading »

ARIMAHA BULSHADA Archives

Daawo waxa qabsada ninkan dhooraha ah ee indhaha ka qaadi waayay naag nin wato: VIDEO
- Aug 16, 2018

SAWIRO: Ganacsade Caan ah oo Balan-qaaday bixinta lacagta lagu ganaaxo dumarka niqaabka xiran Denmark…
- Aug 15, 2018
Ganacsade fransiis ah islamarkaana asal ahaan kasoo jeeda dalka Algeria oo muslim ah ayaa ballan-qaaday bixinta lacagaha ganaaxa ah ee la dul-dhigo dumarka xijaabka xiran ee dalka Denmar. Ballan-qaadka ganacsadahan oo ...
DAAWO: Fannaanka Shirkibka ee Nuuriyo oo 20-sano kadib Muqdisho lagu soo dhaweeyay?…
- Aug 15, 2018
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya inkastoo ay Jiraan Dhibaatooyin kala duwan oo Cadowga Ummada Soomaaliyeed u maleego, Hadana waxaa Muuqata oo aan la Qarin karin Isbadalka Xowliga ku socda iyo ...
DAAWO: Barnaamij naxdin leh soo bandhigaya Guurka khiyaanada ah Ragga Qurbe-joogta la galaan Dumarka Soomaalida
- Aug 15, 2018
Wariyaha Caanka Jamaal Cusmaan ayaa Warbixin soconeysa 10-daqiiqo aadna looga naxay ka diyaariyay Guurka khiyaanada ah Ragga Qurbe-joogta la galaan Dumarka Soomaalida gudaha dalka kenya. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:
Nin madow maxruug ah oo feer iyo xabadba kaga badiyay labo nin oo boolis ah: VIDEO
- Aug 14, 2018

DAAWO: Fadlan ka faa’ideyso Fadliga Maalmaha Alle uu ku dhaartay ee Carafo oo Maanta bilaw ah…
- Aug 12, 2018
Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa darsi faa'iido badan uu sheekh Umal kaga hadlay faa'idada maalmaha 10-ka ah ee Alle uu ku dhaartay maalmahaan oo maanta bilaw ah. HALKAAN KA DAAWO ...
Barnaamij cusub oo lagula soconayo Imaamyada Masaajida Sacuudiga oo la sameenayo
- Aug 9, 2018
Dowlada Sacuudiga ayaa wada qorshe ay ku sameeneyso barnaamij cusub oo lagu doonayo in lagu ogaado lagulana socdo Khudbooinka laga akhriyo masaajida kuyaala Sacduudiga iyo Imaamyada Salaada jameecada ku dheereeya. Wasiirka ...
Daawo:Daawo waxa qabsada darawal nasiib daran oo halmar laba shil oo kala daran ku dhacay
- Aug 9, 2018


Next Page »