WARARKA MAANTA

XOG: QM oo shaacisay Qodob P/land & S/land u cuntami waayay siina hurina dagaalka Tukaraq…

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Maamulada Puntland iyo Somaliland ay diideen iney Ciidamada kala

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

Amniga Muqdisho oo aad loo adkeeyay & Qorshe halis oo Shabaab damacsan yihiin oo Isha lagu hayo

Guddoomiye ku-xigeenka amniga ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa ku amaanay ciidamada amniga dadaallada ay ugu jiraan xaqiijinta Nabad gelyada Caasimadda, isagoo markale shacabka

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

Qarax xoogan oo goor dhow caawa kadhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan…
- Jun 23, 2018
Qarax ayaa caawa ka dhacay xaafada Hantiwadaag oo ka tirsan degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho kaasoo laga maqlay xaafado Ku dhow degmadaas. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu ...
Madaxweynihii ugu horeeyey dowlad ee goboleedyada Somalia oo ka hadlay qaraxii Addis-ababa
- Jun 23, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Qaraxii lala eegtay dad dibadbax ka dhigayay Magaalada Addis Ababa halkaasoo uu tageerayaashiisa kula hadlayay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya Dr Abiy ...
MAREYKANKA: Shaqaalaha Somalida Aan Cunin Hilibka Doofaarka oo Shaqada Laga Ceyrin doono…
- Jun 23, 2018
Steve King oo ka tirsan xubnaha Xisbiga Jamhuuriga ee ka midka ah Kongareeska dalkaasi, kuna caan baxay Islaam-nacaybka iyo Muhaajiriinta ku nool dalkaasi oo shalay Wareysi Khaas ah siiyey ...
SAWIRO: Imaaraadka oo si dardar leh ku bilaabay qorshe leeskaga horkeenayo DFS & M/gobaleedyada…
- Jun 23, 2018
Imaaraadka Carabta ayaa shixnad gargaar ah u diray maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo iyadoo laga dejiyay dekadda magaalada Kismaayo. Wakaalada wararka Imaaraadka ayaa sheegtay in Markab siday Gargaarka uu ku ...
SAWIRO: MD Farmaajo oo dharka Milatariga xeran si kadis ah u dhex tagay Ciidanka tilaabo cajiib ahna qaaday….
- Jun 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon ayaa sheegay in dowladdu ay dejisay qorsheyaal ...
Toos Udaawo qarax lagu weeraray madaxweynaha Zimbabwe xili oo kujiray olalaha doorashada
- Jun 23, 2018
Qarax ayaa laga maqlay goob uu ka socday isu soo bax olole doorasho ah oo uu ka qeyb galayay Madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Mnangagwa magaalada Bulawayo. Warbaahinta ayaa soo tabineysa in Madaxweynaha ...
Maxoow MD Farmaajo kayiri qaraxii saake lagu qaarijin rabay RW Abiy Ahmed xili…
- Jun 23, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii saaka ka dhacay fagaaraha Meskel ee magaalada Addis Ababa, halkaasoo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya uu kula hadlayey kumanaan ruux. Farmaajo ayaa ...
Qarax ka dhacay goob uu Khudbad ka jeedinayay Madaxweynaha Zimbabwe (Sawirro+Video)
- Jun 23, 2018
Waxaa Qarax lala beegsaday dad isu soobaxay oo uu khudbad ka jeedinayay Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa, isogaoo Garoonka Bulawayo ee dalka Zimbabwe taageerayaashiisa kula hadlaya. Qiic farabadan ayaa hawada isku ...

Next Page »