WAREYSIYADA

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Dardar Gelinta Qorshaha Amniga Caasimadda

Guddoomiye ku-xigeenka amniga ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa ku amaanay ciidamada amniga dadaallada ay ugu jiraan xaqiijinta Nabad gelyada Caasimadda, isagoo markale shacabka

Continue Reading »

Qeybta WAREYSIYADA

DHAGEYSO: Wadada Muqdisho ku xerta Baydhabo oo Warbixin Naxdin leh naga soo gaartay…

Wadayaasha Gaadiidka ee iskaga kala goosha wadada xiriirisa Muqdisho iyo baydhabo ayaa weli ka cabanaya jid gooyooyin ay dhiganayaan kooxo hubeysan islamarkaasna xiran dareyska ciidamada

Continue Reading »

WAREYSIYADA Archives

DHAGEYSO: 2-Horjooge ka tirsan Shabaab oo dowlada isku dhiibay…
- Jun 23, 2018
Magaalada Buurhakaba oo ka tirsan Gobolka Baay maanta waxaa iska dhiibay laba sarkaal oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab, kuwaasi oo lagu kala magacaabo Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed. HALKAAN ...
Dhageyso: Madaxweyne Gaas oo si kulul u eedeeyay Madaxweyne Muuse Biixi kuna hanjabay Dagaal…
- Jun 23, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad ka jeedinaayay kalfadhigga Xildhibaanada maamulka Puntland ee maanta ka furmay Magaalada Garowe ayaa waxaa si kulul uga hadlay dagaallada gobolka Sool. HALKAAN KA ...
DHAGEYSO:-Shimbiro aan nuucooda hore loo arag laguna Tilmaamay Mucjiso oo lagu arkay Muqdisho..
- Jun 23, 2018
Muddo ka badan 24 saacadood ayaa Isbitaalka Martiini oo deegaan u ah Ciidamada Difaaca Soomaaliya ee ku Naafoobay dagaalka Soomaaliya iyo Itoobiya sanadkii 1977-1978 waxaa lagu arkayaa Shimbiro aan nuucooda ...
DHAGEYSO: Jubba-land “Awooda Shabaab in ay kororto Waxaa ka mas’uul ah Amisom..”
- Jun 23, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil oo ka hadlayey weerarada mararka qaar ay geystaan Al-Shabaab ayaa dowladaha taageera dowladda ku eedeeyey in ay ka gaabiyeen dagaalka ...
DHAGEYSO:Wararkii ugu danbeeyay gadiid dagaal oo loo galay Shabeellaha Hoose iyo khasaaro kadhashay
- Jun 22, 2018
Rag hubeysan ayaa maqribnimadii Caawa wax ay weerareen kolonyoay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya xilli ay ku socdaalayeen duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Kolonyadaas ayaa waxaa ...
Dhageyso:-Xildhibaano Ka Digay In La Siyaasadeeyo Heshiiskii Somalia Iyo Itoobiya iyo…
- Jun 22, 2018
Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnaa dhaliilo ku aadan heshiiskii 16-kii Bishaan ay Muqdisho ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya,kaas oo qeyb ka ahaa in 4 dekadood ay maalgashato ...
DHAGEYSO:Wiil Somaliland Uhadashay oo si kulul Oga jawaabtay hadalkii dowlada Soomaliya ahaa in deeqaha…
- Jun 22, 2018
Wasiirka Wasaaradda Qorshayanta ee Soomaaliya Jamaal Maxamed ayaa dhowaan qoraal uu u dirtay beesha caalamka ku sheegay inay diidan yihiin oo ay kasoo horjeedaan qorshe gaar ah oo beesha caalamku ...
DHAGEYSO:-Wasiir Oomaar“majirto hawo ay leedahay Soomaaliland, Muqdisho ayaa laga maamulaa Hawada Soomaaliya”
- Jun 22, 2018
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada  ee Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in aysan jirin Hawada Soomaaliya meelkale oo laga maamulo ...

Next Page »